Faah Faahino kasoo baxaya dil maanta ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Xaafada Kaawo Godey ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen nin la sheegay in halkaasi si weyn looga garanayay. Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Abshir Muxudiin, waxa uuna ninkan halkaasi ku lahaa Maqaayad raashinka laga cuno sida ay sheegeen dadka deegaanka , waxaana dilka ninkaasi … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya dil maanta ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho